Shan arrimood oo maangal ah oo aan Farmaajo loogu ogolaan karin In uu tago Hargaysa

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Shan arrimood oo maangal ah oo aan Madaxweyne Farmaajo loogu ogolaan karin In uu booqdo magaalada Hargaysa Halkan ka Akhriso Shanta arimood uu Xildhibaanka soo bandhigay 1. Guddiyadii wadahadalka labada dhinac oo hawlgab ahaa intii Farmaajo uu madaxweynaha ahaa, mudadaasna uusan muujin niydsami … Continue reading Shan arrimood oo maangal ah oo aan Farmaajo loogu ogolaan karin In uu tago Hargaysa